Waxaad ka heleysaa raashiinka, shoobinka, elektaroniska, dharka, kabaha, macmacaanka, iyo qalabka dhismaha - ka doono Adeeg Tayeysan iyo qiimo ku raali geliya jumlo & tafaariiq.
Adani Power Business. waxaad ka heli kartaa dhamaan Alabaha iyo adeegyada aad u baahantahay, hadii ay ahaan lahed raashiinka iyo cunnada daruuriga, cabitaanada, macmacaanka, elektaroonikiska, dharka & kabaha oo rag iyo dumarba leh, shoobinada, iyo qalabka dhismaha
Dhamaan alaabaha aad Adani Power Business ka heli karto waa alaabo tayeysan oo aad ku heli karto qiimo macquul ah oo ku raali gelin doona jumlo & tafaariiq.
Alaabo tayo sare leh
Adeeg hufan oo ku qancin doona
Adeeg qeybo kala duwan leh
Si fudud kaga adeego
Ka doono alaab nooc kasta leh iyo adeeg ku raali gelin doona.
Alaabo wada tayaysan.
Ku adeego qiimo macquul ah.
Adeeg hufan oo aad ku farxeyso
Kusoo biir dadka ka adeegta Adani Power Businesss oo iibso alaab ku qancisa!
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir nambarka iyo email-ka hoos ku xusan
Kusoo biir dadka ka adeegta Adani Power Businesss oo iibso alaab ku qancisa!